qof kastaaba waxa uu jecelyahay in quruxda wajigiisu waarto ! laakiin taasi waa mid aan suurtagal ahayn waayo ilaahay ayaa noogu talagalay in jidhkeenu lajaanqaado kolba cimriga
aynu taaganahay .
hadaba jacdidka kuyimaada isha hareeraheeda waxa usababa arimo dhawra oo ay kamid tahay gabowga iyo soojeedka habeenkii iyo horfadhiga computerka wakhti badan iskusoo
wada duuboo sababkasta hakayimaadee waxaad kaga takhalusi kartaa qaab dabiici ah
oo aan waxdhibaato ah lahayn shayga kaliyaata ee lagaa rabaa waa inaad dhaqangaliso
qodobadan halka halka hoose kuxusan.
saliid saytuun:waxa lagu yaqaanaa saliid saytuunka awooda dheeraadka ah ee uu uleeyahay
jilcinta iyo qoynta maqaarka sare ee wajiga iyo timahaba .
waxa uuna saliid saytuunka kamid tahay waxyaabaha dabiiciga ah ee lagu daweeyo jacdadka kuyimaada isha hareeraheeda .
sababta uu kuyimaado jacdadka wajigu waa qalayl kuyimaada wajiga iyo qoyaanka oo kuyaraada wajiga ,hadaba raac talaabooyinkan soo socda
-saddex dhibcood oo saliid saytuuna mari isha hareeraheeda kadibna si fiican ugu duug{masax}tani waxay kaqayb qaadanaysaa firfircoonida wareega dhiiga ee isha hareeraheeda waxayna yaranaysaa qalaylkii keenayay jacdadka
-markaad sifiican umarasid hatuurin saliid saytuunka ee sidaas u mari maalin labaada.
waxaanaan kugula talinaynaa inaad saa umarsatid inta aanad seexan kahor habeen walba
-markaad hurdada kasoo kacdid aroortii soo qaado maro nadiif ah kuna qoy biyo barafleh
kadibna dulsaar inta jacdadka leh kuna hay ugu yaraan 4daqiiqo
markaad kaqaadid marada waxaad arkaysaa iyadoo jacdadkii ay soobaabayaan
waxayna natiijada noqondoontaa inshaallah sidan
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment