qofkastaaba waxa uu iska ilaaliyaa sidii wajigiisa aanay finan ugasoo bixi lahayn laakiin akhriste maalinna maka fikirtay in mobile ka 24 saacadood aad ku hadashid uu sabab uyahay
soo bixitaanka finanka wajiga ,nala soco siaad u ogaatid qaabka uu sabab ugu noqonayo si aad iska ilaalisid
mobilku nolosheena waxa uu ka ciyaaraa door weyn mobilku kuma eeka kaliyaata in aad kuhadashid sidoo kale waxa laguugu soo diraa fariimaha muhiimka ah adna waad dirtaa
sidoo kale sawiraan xasuus ah ayaad mobileka iskaga qaadaa ,mobilku waa ka kuusaamaxaya
in aad la xidhiidho caalamka oo dhan ,laakiin nasiib daro mobilka muhiimadaas leh waxa uu sidoo kale keena in wajiga finan aad ubadani kasoo baxaan.
telefoonkan kamuuqda sawirka sida aad wada arkaysaan dushiisa waxa saaraan bakteeriya
farabadan oo noocyo kala duwan leh bal akhriste qiyaas haddii telephone noocaas oo kala ah aad dhegtaado saarto .
sida lawada ogyahay wajigeenu waxa uu soo daayaa saliid taas oo kahortagaysa qalayl ku iman kara wajigeena hadaba marka aad telefoonka aad saarto dhagtaada wajiguna uu soo daayo saliid waxa fangalaya jeermiskii saarnaa telefoonka iyo saliidii uu wajigu soo daayay taasoo sababaysa in wajigaagu noqdo mid wada finan ah
waa maxay xalku ?
1:in aad kudadaasho nadaafada telefoonkaaga
2:in dhagtaada aad kayara fogayso si aanu waxyeelo kuugu keenin
Thanks lkn daawada magaceeda max
ReplyDeletea waaye
Dawada magaceyda maxa waye
ReplyDelete