Cadaynta Wajiga
Ragga oo dhani waxay jecelyihiin hablaha qurquruxda badan in badanoo ragga kamid ahina waxay
jecelyihiin hablaha wajiga cadleh midabka wajiga waxa lagu tiriyaa waxybaaha ugu muhiimsan ee
gabadha kadhigi kara inan muuqaal qurxoon midabka wajiga waxa lagu tiririyaa waxyaabaha ugu
badan ee mashquuliya gabdhaha sidaa daraadeed ayaa qaar badan oo kamid ah habluhu ay ciinbidaan
dawooyin laysku cadeeyo taasoo badanaana dhibteedu ay kabadantahay dheefteeda halkan waxaan
idiinkusoo gudbin doonaa qaabab dabiici ah oo waxdhibaato ah aan kuu geysanayn doonin
|
1=caano:caanuhu waxay caan ku yihiin faaidooyinka kala duwan ee ay uleeyihiin maqaarka iyo jidhka guudahan faaidooyinkeeda waxa kamid ah
1:caanuhu waxay jilciyaan maqaarka sare ee wajiga waxayna kabaabiyaan finanka
2:caanuhu waxay qariyaan jacdidka kuyimaada wajiga waxayna jiidaan wajiga
3:caanuhu sidoo kale waxay cadeeyaan wajiga
Qaabka Laysku Marinayo marka ugu horaysa waxaynu soo qaadaynaa malqaacad caano dareera ah iyo malqaacad caano fadhiya ah iyo malqaacad maa.u wardi lagu qooyo kadibna waynu isku walaaqayna marka aynu isku walaaqno waxaynu soo qaadaynaa maro dun kasamaysan oo nadiif ah kadibna si tartiibah ayaynu wajiga umarinaynaa markaad wajiga oo dhan marisid 10daqiiqo ayaad saa ahaanaysaa kadibna wajiga ayaad sifiican iska maydhaysaa waxaana lagu taliyaa in baraf yar wajiga lagu duugo
qaabkan maalintii waxa la isticmaalayaa laba mar aroortii iyo habeenkii qaabkani waa qaab dabiici ah oo aan wax dhibaato ah ukeenayn wajigaaga |
baaraka llaahu fiiki xabiibti waad ku mahadsan tahay juhdigaada iyo wanaaga aad nala jeceshahay.
ReplyDeletewwee
ReplyDelete