Thursday, February 9, 2017

Faaidooyinka Caanaha Iyo Lawska Ee Ay Uleeyihiin Wajiga

faaidooyinka caanaha iyo lawska ee wajiga ay uleeyiheen















waan salaamantihiin dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee kutaxan websaytkan
maanta mawduuceeno waxa uu kusaabsan  yahay in aynu waxyar iskaga tilmaamno 
faaidooyinka aan dhamaadka lahayn ee lawska iyo caanuhu ay uleeyihiin wajiga .

faaidooyinka lawska ee wajiga

1:lawsku waxa uu baabiiyaa finanka iyo madmadawga kuyimaada wajiga
2:sidoo kale waxa wax tar uleeyahay jacdadka wajiga
3:basharada ama maqaarka  waxa uu ka dhigaa mid naacima ama sibiibix ah

faaiidooyinka caanaha  ee wajiga

1:waxa uu kadhigaa wajiga nadiif
2:waa uu cadeeyaa wajiga
3:wax uu ka baabiyaa jacdadka wajiga iyo ururka  wajiga

qaabka loo samaynayo kadibna loo marsanayo

  • marka hore waxa la ridqayaa lawska 
  • marka ku xiga  waxa laso qaadayaa hal malqaacad oo ah laws ridqan iyo hal  malqaacad oo cano ah iyo waxogaa biyaha kadibna waa laysku qasayaa ama laysku dhexdaryaa oo lamarinayaa wajiga
  • mudada lamarsanyaa waa todoba cisho

No comments:

Post a Comment

Popular

Recent

Comments